Guddiga Doorshooyinka Hir-shabeelle oo ku daray is Diiwaangalinta Musharaxiinta
Axad: September 12, 2021 Wararka ka imaanaya saakay Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Guddiga Doorshooyinka Dowlad Goboleedka…
Booliiska Kenya oo sheegay in baaritaano lagu hayo maqnaanshaha Prof Cabdiwahaab
Axad: September 12, 2021 Mas’uuliyiin ka tirsan Kenya ayaa sheegay in Sabtidii ay bilaabeen baaritaanno ku aaddan…
Musharraxiin Soomaali ah oo ka qeybgalaya doorashada Canada
Axad: September 12, 2021 Dalka Canada waxaa ka billowday doorashada hordhaca ah ee Baarlamanka, taas oo socon…
Booliiska Somaliland oo Dad u xiray Dilka AUN Xildhibaan Cabdirisaq Cardoofe.
Axad: September 12, 2021 Ciidamada ammaanka Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool ayaa…
Abiy Axmed oo booqday jiiddaha dagaalka ay isaga soo horjeedaan ciidamada Itoobiya iyo Jabhada TPLF.
Axad: September 12, 2021 Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho ku tagay meelo ka mid ah…
Booliska Britain oo sheegay inay baarayaan dab lagu qabadsiiyay masaajid
Axad: September 12, 2021 Booliska Britain ayaa sheegay inay baarayaan fal dambiyeed dab lagu qabadsiiyay masaajid ku…
Shirkii Rooble iyo Farmaajo oo lagu kala Dareeray kadib markii Ikraan tahliil la diiday cadaalad Hesho.
Axad: September 12, 2021 sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, kulamo ay lahaayeen dhinacyada dowlada…
Xildhibaan lagu toogtay Laascaanood
Muqdisho |sabti: September 11, 2021–Xildhibaan Cabdirisaaq Cardoofe oo kamid ahaa Golaha deegaanka ee degmada ayaa hadda lagu…
In ka badan 100 qof oo laga cudurka Karoonaha Soomaaliya saacaddihii ugu dambeeyay
Muqdisho |sabti: September 11, 2021–In ka badan 100 ayaa laga helay cudurka Karoonaha 24-kii saac ee lasoo…
Mareykanka oo laga xusay 20-guurada weeraradii argagixiso ee September 11
Muqdisho |sabti: September 11, 2021–Dadka iyo Dowladda Mareykanka ayaa xusaya 20-sano guuradii ka soo wareegtay weeraradii argagixiso…
Madaxweynaha Somaliland oo xilka ka qaaday 9 Mas’uul kuwa kalena magacaabay
Muqdisho |sabti: September 11, 2021–Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne waxaa uu uu…
Danjire Cawaale Cali Kullane” Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in hishiis dhanka beeraha ah la saxiixato dalka Shiinaha”
Muqdisho |sabti: September 11, 2021–Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa hadalkan ka sheegay mar…