Ciidamo daacad u ah dowladdii la riday ee Afghanistan oo Taaliban dib uga qabsaday saddex degmo
Sabti: August 21, 2021 Ciidamo daacad u ah dowladdii la riday ee Afghanistan ayaa Jimcihii Taaliban dib…
Dowladda Itoobiya oo beenisay eedeynta Mareykanka
Sabti: August 21, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa beenisay eedeynta Mareykanka ee ah in dowladdaasi ay hortaagan tahay…
Wasaarada amniga Galmudug oo digniin ka soo saartay Jid-gooyooyin loo dhigto baabuurta Ganacsiga
Sabti: August 21, 2021 Wasaarada amniga Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa digniin ka soo saartay Jid-gooyooyin loo dhigto…
Deni wareegto uu soo saaray ku magacaabay Agaasime waaxeedyo
Sabti: August 21, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Agaasime…
Maxkamadda Racfaanka Kenya oo diiday qorshihii BBI ee wateen Uhuru iyo Raila
Sabti: August 21, 2021 Maxkamadda Racfaanka Dowladda Kenya ayaa diiday, kuna tilmaantay sharci darro qorshe ay Madaxweyne…
Shirkkii dardar gelinta arrimaha doorashooyinka dalka oo lagu wado in uu saakay furmo
Sabti: August 21, 2021 Waxaa saakay lagu wadaa in muqdisho uu ka furmo shir ku saabsan dardar…
Siyaasiga Cabdullaahi Goodax Barre oo Weerar ku qaaday Yusuf Dabageed
Jimco: August 20, 2021 Siyaasiga Cabdullaahi Goodax Barre oo katirsan Xildhibaanada waqtigooda dhamaaday ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa…
Ciyaartoy ka mid noqday Dadkii ka soo dhacay Diyaaraddii ka kacday Garoonka Kabul
Jimco: August 20, 2021 Diyaaraddii Maraykanka ee ka kacday garoonka diyaaradaha Magaalada Kabul, waxa dadkii baalasha ka…
hoggaamiyeyaashii Al-Shabaab ee Taalibaan la soo tababartay
Jimco: August 20, 2021 Ka hor intii aan Al-Shabaab la aasaasin, qar ka mid ah hoggaankii hore…
Jabhad ka soo horjeeda Daalibaan oo ka aasaasantay Dooxada Panjshir
Jimco: August 20, 2021 Wararka ka imanaya dalka Afghanistan ayaa sheegaya in jabhad ka soo horjeeda Maamulka…
Vladimir Putin “ Xaqiiqdu waxay tahay in Taalibaan ay hadda la wareegtay gacan ku haynta Afghanistan
Jimco: August 20, 2021 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa taageero u muujiyey kooxda Taalibaan oo la wareegtay…
Daalibaan oo sare u qaaday baadi-goobka dadka u shaqeeya ciidammada Nato
Jimco: August 20, 2021 Daalibaan ayaa sare u qaaday baadi-goobka dadka u shaqeeya ciidammada Nato ama xukuumaddii…