Posted in WARARKA MAANTA

Haweenka ka shaqeeya Tv-yada Afghanistan oo shaqooyinkii dib uggu noqdey

Talaado: August 17, 2021  Haweenka ka shaqeeya Tv-yada dalka Afghanistan, ayaa shaqooyinkii dib uggu noqdey, ka gadaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal sare iyo dhowr kale oo lagu dilay dagaal ka dhacay Galmudug

Moqdisho,August 17, 2021 —Wararka laga helayo deegaanka Shabeellow ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo la kulmay Xoghayaha Jaamacadda Carabta

Moqdisho,August 17, 2021 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Masar ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyihii degaanka Garasbaaleey oo qarax lagu dilay

Moqdisho,August 17, 2021 —Gudoomiyaha degaanka Garasbaaleey ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa marka hore uu dhaawac culus kasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka oo soo Bandhigay Habraaca doorashadda Golaha Shacabka

Moqdisho,August 17, 2021 —Gudiga hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal ayaa Maanta soo saaray habraaca iyo shuruudaha loo marayo hanaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha

Moqdisho,August 17, 2021 —Madaxweyne Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa kullan la qaatay xubno ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay la wareegitaanka Taalibaan ee Afganistaan

Moqdisho,August 17, 2021 —Wasiiro Dowlaha Wasaarada waxbarashada Xukuumadda  xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed (Jaabiri) ayaa sheegay in 20…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya & Sweden oo ka wada hadlay xajiijinta qoondada Haweenka

Moqdisho,August 17, 2021 —Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim, ayaa maanta xafiiskeeda…

Posted in WARARKA MAANTA

Laftagareen oo dhaliilay sida lagu dhisay Aqalka Sare

Moqdisho,August 17, 2021 —Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa sheegay in si deg deg ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Shaqaale Ajaanib ah oo muddo 8 bilood ah ku xayiran Soomaaliya

Moqdisho,August 17, 2021 —13 shaqaale kalluumaysi oo u dhashay dalka Indonesia ayaa la sheegay inay ku xayiran yihiin…

Posted in WARARKA MAANTA

kalluumaysato u dhalatay Indonesia oo la sheegay inay ku xayiran yihiin Soomaaliya

Talaado: August 17, 2021 13 shaqaale kalluumaysi oo u dhashay dalka Indonesia ayaa la sheegay inay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga oo waraaqaha aqoonsiga laga guddoomay

Talaado: August 17, 2021 Danjiraha Cusub ee  dhowaan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya u magacaawday dalka Sacuudiga…