Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo shir ka yeelatay kororka Cudurka COVID-109

Moqdisho,August 08, 2021 —Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan, ayaa safar shaqo ku tagay Magaalada Qardho,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku dhintay Shil Maanta ka dhacay Turkiga

Moqdisho,August 08, 2021 —Ugu yaraan 14 qof ayaa ku geeriyootay, 18 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya oo soo gaartay Magaalada Muqdisho

Moqdisho,August 08, 2021 —Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaartay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo,…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudi Carabiya oo qaadaya xayiraad uu horay u soo rogay

Moqdisho,August 08, 2021 —Maamulka Dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in sagaalka bishaan la bilaabi doonto helitaanka codsiyada la…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda & kuwa Koonfur Galbeed oo howlgal wadajir ah sameeyay

Moqdisho,August 08, 2021 —Ciidamada Millateriga Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka koonfur galbeed ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Osama Bin Laden markii la dilayey waxa uu qorsheynayey inuu dilo Barack Obama

Axad August 8, 2021 Osama Bin Laden waxa uu markii la dilayey qorsheynayey inuu khaarajiyo madaxweynihii hore…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsade u dhashay dalka Turkiga saxiibna la ah William Ruto.oo lagu xiray garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta

Axad August 8, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Ciidamo katirsan booliiska dalka Kenya…

Posted in WARARKA MAANTA

Doontii soolarka aheyd’ ee reer Fircoon oo la geeyay matxafka Giza

Axad August 8, 2021 Doonni cajiib ah oo ay lahaayeen dadkii hore ee qadiimiga ahaa ee Masar…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada koonfur galbeed oo Howlgalo ka sameeyay degmada Diinsoor

Axad August 8, 2021 Ciidamada Millateriga Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka koonfur…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudi Carabiya oo muwaadiniinta ajaaniibta ah u ogolaanayaa inay soo gudan karaan cumrada sannadkan

August 8, 2021 Sacuudi Carabiya ayaa muwaadiniinta ajaaniibta ah u ogolaanayaa inay soo gudan karaan cumrada sannadkan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda oo ka warbixisay xogta COVID-19 ee Somaliya

August 8, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo u hambalyeeyay gudiga doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi

August 8, 2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa…