Hambalyo Aroos: Mahad M. Yalaxow iyo Fartuun M. Xiirey

Muqdisho | QOL | December 14, 2015 – Cali Yalaxow iyo Xaaskiisa Nimco Yaasiin iyo Caruurtooda waxay halkaan Hambalyo iyo bogaadin uga dirayaan Arooska Mahad M. Yalahow iyo Aroosada Drs Fartuun M. Xiirey oo arooskooda ka dhacay magaalada Muqdisho Hotel SYL bishan December 11, 2015.

Waxaa hambalyo midaa lamid ah halkaan ka diraayo dhamaan reer Yalaxow iyo Reer Xiirey , asxaabta iyo ehelada aroorka iyo aroosada waxayna leeyihiin waxayna leeyihiin reerkii lagu nastee, lagu negaadee, wada jiree nabad-gala ALLAHAYOW idinka yeel!

Noqda labadii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela.

 

Aamin Aamin aaamin.

aroos-2 aroos aroos-1

 

 

 

.

_______________________________

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *