AFRO-CAN Soccer Clubs oo yeeshay ciyaaro saaxiibtinimo

Toronto | QOL | December 31, 2015 – Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada lagu qabtay cayaaro saaxiibtinimo ay yeesheen Naadiyada ku midoobay ururka Afro-Canadian Soccer Clubs oo kala ah Naadiga HILAC FC, SEMCY FC iyo HORSEED SC.

Cayaarahaas ayaa waxaa lagu qabtay garoonka dedan ee ‘Lakeshore Sports Centre’ ee ku yaala magaalada Toronto.

Cayaarahaas oo socoday muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ku wada tartamayay cayaaryahananada da’dooda u dhexeyso U14 iyo U16 oo sadexda naadiba ay halkaa ku soo bandhigeen cayaar wanaag iyo xirfado kala duwadan.

Waxaa ka soo qeyb galay daawashada cayaaraha qaar ka mid ah jaaliyada sporta magaalada Toronto, waalidiin iyo shaqsiyaad kale oo aad u xiiseeya ciyaarta kubadda cagta.

afro-can-end-2015-main afro-can-end-2015-25 afro-can-end-2015-24 afro-can-end-2015-23 afro-can-end-2015-22 afro-can-end-2015-21 afro-can-end-2015-20 afro-can-end-2015-19 afro-can-end-2015-18 afro-can-end-2015-17afro-can-end-2015-16 afro-can-end-2015-15 afro-can-end-2015-14 afro-can-end-2015-13 afro-can-end-2015-12 afro-can-end-2015-11 afro-can-end-2015-10 afro-can-end-2015-9 afro-can-end-2015-8 afro-can-end-2015-7afro-can-end-2015-6 afro-can-end-2015-5 afro-can-end-2015-4 afro-can-end-2015-3 afro-can-end-2015-2 afro-can-end-2015-1

 

 

.

.

_______________________

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *