Tacsi tiiraanyo leh ‘Marxuum Cabdulahi Cali Jiisow’

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

'Marxuum Cabdulahi Cali Jiisow'
‘Marxuum Cabdulahi Cali Jiisow’

Dhamaan jaaliyada beesha Karanle ee magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan EHELADII, QARAABADII iyo AXAABTII uu kageeriyooday MARXUUM CABDULAAHI CALI JIISOW oo ku geeriyooaday magaalada Toronto ee dalka Canada February 16, 2016.

Waxaan si gaar ah tacsi ugu direynaa

Xaaskiisa Deqa Hassan Nur iyo Caruurtiisa

Walaalkiis Maxamad Cali Jiisow

iyo Dhamaan reer Cali Jiisow

Waxaana leenahay ilaahay Samir iyo Iimaan ha idinka siiyo marxuumkana ILAAHAY JANADIISA FARDOWSO ha ka waraabiyo.

Anagana hadaan nahay bahda Qaranimo Online waxaan leenahay ILAAHAY Samir iyo Iimaan ha idinka siiyo marxuumkana ILAAHAY JANADIISA FARDOWSO ha ka waraabiyo.

aaamin …aaamin …aaamin …

.

.

_______________________________

 

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *