Kaalmada Imaaraadka ee Soomaaliya (Warbixin+Sawirro)

Muqdisho | QOL | May 6, 2016 – Waa warbixin ay Mu’assasadda Horumarinta, Cilmibaarista iyo Warfaafinta ee Soomaaliyada cusub ay ka diyaarisay kaalmadda dowladda aan walaaha nahay Isutagga Imaaraadka Carabta ay siiso shacabka Soomaaliyeed.

Waxa ay warbixintan diiradda saareeysaa kaalinta sharafta leh ee ay Imaaraadku ku leedahay kaalmaynta shacabka Soomaaliyeed.

 
Si aad u akhriso warbixintan oo dhammaystiran, ku dhufo xiriiriyaha hoose:

HALKAA RIIX:  Kaalmada Imraadka ee Soomaaliya – Warbixin

.
.
.
_____________________________
Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *