Tababare Soomaaliyeed oo Laylinaya Xulka US Virgin Islands Guulna Soo Hoyay A.M.A Uurdoox June 11, 2016 Leave a Comment on Tababare Soomaaliyeed oo Laylinaya Xulka US Virgin Islands Guulna Soo Hoyay Posted in CIYAARAHA Share: XFacebookPinterestLinkedin Axmed Maxamed Axmed oo loo yaqaan (Axmed Gaab) waa macalin Soomaaliyeed oo noqdey Macalinkii ugu horeeyey ee African ah ee qabta Xul aan ahayn midka dalka uu u dhashey. Author: A.M.A Uurdoox