XLD Xoosh: Boob iyo Awood sheegasho ayuu doonayaa in Xasan Sheikh lagu doorto

Muqdisho | QOL | September 22, 2016 – Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo saxaafadda la hadlay ayaa Xasan Sheekh ku eedeeyay muran siyaasadeedka ka taagan dalka ee la xiriira hanaanka doorashada Soomaaliya.

Waxa uu Xildhibaanku shaaciyay in Musharaxnimada Xasan Sheekh ay caqabad ku tahay musharaxyada kale kuwaasi oo la tilmaamay inaysan kulamo gaar ah ku qabsan karin dalka waxaana la xadiday shaqada qaar ka mid ah warbaahinta.

.

.

.

_____________________

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *