Akhriso Magacyada Guddiga Xallinta khilaafaadka ee uu Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS

Muqdisho, September 25, 2016: Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka ee doorashada 2016.

Guddigan ayaa ka kooban 25-Xubnood , waxaana loogu tala galay in ay xaliyaan khilaafaadka ka dhasha doorashooyinka dhawaan la filayo in ay dalka ka dhacaan.

111112113

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *