Puntland oo ku hanjabtay in ay joojinayso Doorashada Aqalka Hoose.. Ali Omar Ghedi November 27, 2016 Leave a Comment on Puntland oo ku hanjabtay in ay joojinayso Doorashada Aqalka Hoose.. Posted in WARARKA MAANTA Share: XFacebookPinterestLinkedin Muqdisho, November 27, 2016: Puntland ayaa ku hanjabtay in ay joojinayaan doorashada Aqalka Hoose hadii xubno dheeri ah la siiyo maamulka Somaliland, kuwaas oo ka baxsan wixi lagu heshiiyay. Author: Ali Omar Ghedi