Muudeey oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka

Muqdisho | January 12, 2017 – Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta aheyd mid aad iyo aad xiiso gaar ah u laheyd, maadaama Faarax Sheekh C/qaadir oo ragga Madaxweynaha ku dhaw dhaw ah uu u tartamaayo Xilka Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka.

Doorashada oo aheyd mid aad u adag oo siweyn isha loogu wada hayay ayaa wareegii labaad waxaa guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamanka kusoo baxay C/wali Sheekh Ibraahim Muudeey oo ku guuleystay codad ka badan 161, isaga oo ka guuleystay musharixiintii la tartamayay ee Faarax Sheekh C/qaadir and Khadiijo Maxamed Diiriye.

Waxaa hada la dhowraa waa natiijada gudoomiye kuxigeenka 2-aad ee golaha shacabka.

.

.

________________________

 

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *