Dhageyso: Soomali ku xiran Mareykan oo cabasho kamuujisay tarxiil loogu soo wada Soomaaliya

January 27, 2017 – In ka badanĀ 400 dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran xabsiyada dalka Mareykan ka ayaa muujinaya cabasho ku aadan tarxiil ama musaafurin la doonaayo in loogu soo kaxeeyo dalkooda Soomaaliya. Inta badan dhalin yaradan ayaa u xiran siyaabo la xiriira habka ay ku soo galeen dalka, sida uu balan qaadan madaxweynaha hada qabsaday dalka Mareykan-ka Donald Trump inuu joojin doono soogelida dalkiisa dadka u dhashay dalal ay ka mid yihii Soomaaliya.

DHAGEYSO:

 

.

.

___________________________

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *