DAG DAG :-Madaxweynaha Ururka Cayaaraha ee Qaaradda Afrika Oo soo gaaray magaaladda Muqdisho

Muqdisho | April 17, 2017-–Mas’uulkaan oo lagu magacaabo Mr Ahmed 57-sanno jir ah ayaa dhawaan loo doortay inuu hoggaamiyo xiriirka kubbadda cagta qaaradda Afrika ee loo soo gaabiyo CAF.

Waxaa garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay masuuliyiin ay ka mid yihiin wasiirka wasaarrada dhallinyarada iyo cayaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye, guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cabdiqani Saciid Carrab.
Waxaa lagu waddaa in uu booqdo Xarunta Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada iyo sidoo kale qaar ka mid ah garoomada Ciyaaraha

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *