Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Benaadir oo booqday Degmada Dayniile

Muqdisho | QOL | May 11, 2017 – Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka Gobolka Benaadir Dhanka Siyasadda iyo Amniga Mudane Salax Shiikh Maxamed oo Manta Kormeer Shaqo ku tagay Degmada Dayniile ee Gobolka Benaadir,

Gudoomiaha ayaa waxa Kusoo Dhaweeyay Degmada Gudoomiyaha Deyniile Axmed Nur Cabdi Siyaad iyo Maamulkiisa Sidoo Gudoomiyaha Waxa uu kormeeray Xirada Barakacayasha iyo isbitalka Degmada Dayniile.

gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-18 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-17 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-15 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-16 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-14 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-13 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-12 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-11 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-10 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-9 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-8 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-7 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-6 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-4 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-5 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-2 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-3 gud-xig-gbenadir-daynile-booqday-1

 

.

.

________________________________

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *