Jeneral Saacid oo Afguduud u magacaabay taliyaha isku dhafka ciidanka Booliska

Muqdisho  | QOL | June 08, 2017 —Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya ayaa  u magacaabay Taliyaha isku dhafka Booliska iyo xiriirka Maamul goboleedyada, Taliyihii hore ee  Booliska Puntland S/Guuto Abdirisaq Afgaduud.
Magacaabista taliyaha cusub ayaa looga gonleeyahay sidii loo dar dargelin lahaa qorshaha tirakoobka iyo isku dhafka Ciidamada Booliska dalka.
Taliyaha cusub ayaa ii xaqiijiye in safarkiisa shaqo ee  uhoreeyey uu maalmaha soo socda ku imaan  doono Puntland.

Dowladda Soomaaliya ayaa horay u sameeysay xilka qaadis iyo waliba Magacaabista Saraakiisha Ciidamada dowladda Soomaaliya kaas oo looga gol leeyahay sugida amniga dalka

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *