Dhibaatooyin Balaaran Oo Laga Soo Sgeegayo Dagmada Caabud waaq Ee G/Galgaduud

Muqdisho  | QOL | June 13, 2017——waxaa degmadaasi ka taagan dhibaato weyn oo heysata dadkii kusoo ceyrtoobay Abaartii ku dhufatay Soomaaliya.

Kudhawaad 500 oo qoys oo kasoo barakacay qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud iyo sidoo kale degaanada dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa hadda ku sugan Magaalada Caabudwaaq.

Madaxa Arimaha Bulshada degmada Caabudwaaq Muuse Axmed Maxamed ayaa Qaranimo.com u sheegay in dadkaasi ay heysato Cunto la,aan iyo hoy la’aan.

Dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale Hay’adaha Gargaarka ayuu ugu baaqay in dadkaasi la caawiyo.

Mudooyinkaan Danbe Ayaa Waxa Isa Sootarayey Dhibbaatooyinka Laga Soo Sheegayo Qayb Kamidah Gobalka  Galgaduud

 

 

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *