Dhaawacyo la gaarsiiyay Xarumaha Caafimaadka Magaalada Muqdisho.

Muqdisho  | QOL | June 15, 2017—Sida ay xaqiijiyeen Dhaqaatiirta Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho waxaa la gaarsiiyay Isbitaalkaasi illaa 15 Bukaan oo ku dhaawacmay weeraradii xalay ka dhacay Degmada Hodan.

Agaasimaha Isbitaalka Madiina Maxamed Yuusuf ayaa sheegya in dhaawacyadaasi inta badan loo qaaday guryahooda marka laga reebo 7 ka mid ah oo xaaladooda ay aad u liidato.

Inta la xaqiijiyay 18 qof ayaa ku dhimatay inkabadan 30 kalana waa ay ku dhaawacmeen weeraradaasi.

 

 

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *