Madaxweynaha Hir-Shabeelle Oo Magacaabay Wakiilka Maamulkaas Ee Guddiga Xaduudaha Qaranka

Muqdisho  | QOL | June  24, 2017—Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa Magacaabay Wakiilka dowladda goboleedka Hir-Shabeelle ee Guddiga Madaxa Banaan ee Xaduudaha iyo Federaalka.

Wareegto ka soo baxday Xafiika Madaxweyne Cosoble ayaa waxaa Wakiilka Hir-Shabeelle ee Guddiga Madaxa Banaan ee Xaduudaha iyo Federaalka loogu magacaabay in uu noqdo Maxamed Maxamuud Macalin.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada

wwwwwwwwwwwwwwwww

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *