Dhagayso :-Maamulka Gobalka Hiiraan oo ka hadalay Shaqaaqadii Manata Ka Dhacaday Baladweyne

Baladweyene  | QOL | 20 Luulyo 2017Madaxa Ciidamada howlgalada Baladweyne Carab yuusuf nuur oo wraysi gaarah siiyey Qaranimo Onile ayaa waxa uu sheegay in shaqaaqadii manta ka dhacaday magalada ay ka hortageen ciidamad amaanka ee magalada baladweyne Waxa uu dhanka kale intaa ku daray inaysan wax ku noqon shaqaaqada manata ka dhacaday baladaweyne waxa uuna sheegay in ninka uusan ahayn nin katirsan Taliyaasha ciidamada balsa uu ahaa nin katirsan ciidamada saldhiga balsa hada ay u gudbiyeen taliska booliiska magalad baldweyne

Hadalkan ayaa wax uu imanayaa  iyadoo manta la halkaasi ay ka dhaceen shaqaaqo uu geestay midkamidah ciidamada dowlada

 

 

Xafiiska Wararka |  Qaranimo Online | Baladweyne 

___________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *