Dhagyso:- Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo D.Baladweyne

Muqdisho  | QOL | 25  Luulyo 2017 –  Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa magacaabay Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Racfaanka Gobolka Hiiraan iyo Maxkamadda Magaalada Baladweyne.

Halkan ka dhagayso

Madaxweynaha ayaa Warqad ka soo baxday Xafiiskiisa lagu sheegay in Madaxweynaha uu la tashiyo la sameeyay dadka Gobolka iyo degmada islamarkaana soo gaartay baahida garsoor ee Gobolka Hiiraan.

Waxaana uu magacaabay Guddoomiyayaasha iyo garsoorayaasha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hiiraan iyo midda Magaalada Baladweyne.

p1p2

.

Xafiiska Wararka |  Qaranimo Online | Muqdisho 

___________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *