Wasarada Amniga Dalka oo ka hadashay rag dhac kageesan jiray Muqdisho oo ay ciidamada Amaanka gacanta ku soo dhigeen

Muqdisho | QOL | 25, Luuyo, 20 – Ciidamada amaanka iyo maamulka degmada Yaaqshiid ayaa xalay saq dhexe soo bandhigay koox burcad ah oo habeenkii dhaca dadka Shacabka kuwaas oo ka tirsanaa Milatariga Soomaaliya.

Wasiirka amniga iyo Gudoomiyaha maamulka gobalka Banaadir ayaa goob joog ka ahaa goobta ragaan lagu soo bandhigay waxayna sheegeen in ay sii wadi doonaan.

ragaan ayaa lagu soo qabtay hub ay wateen iyo sidoo kale 12 mobile oo ay dhaceen, sidoo kale kooxdaan ayaa wadatay Mooto Bajaaj dadka lagu dhaco.

1-3

3

Xafiiska Wararka |  Qaranimo Online | Muqdisho 

___________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *