DF Soomaaliya oo sheegtay in ay dishay sarkaal sarre oo katirsan Al Shabaab

Muqdisho | QOL | 11ka Ogosto, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,aya amray weerar qorsheysan oo ay fuliyeen saaxibada Caalamka kaas oo lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab.

War-Saxaafadeed ay siwadjir ah usoo saareen dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarkaas ay fuliyeen Ciidamada loo yaqaano Shaashweyne.

Sidoo kale howlgalkaan ayaa lagu sheegay in lagu dilay Sarkaal qeyb ka ahaa dadka qaraxyada iyo dilalka ka geesta Magaalada Muqdisho.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka

aaaaaaa

 

 

.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *