DEG-DEG Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho | QOL |  22  August 2017 — Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Miino oo maanta Ka dhacay Ex-kontoorol Balcad  ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la  sheegay in uu sababay Khasaare Isugu jira Dhimasho iyo dhaawac.

Ciidamada Qaraxa lala eegtay ayaa waxa  ay ka tirsanaayeen Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goobta gaaray, waxaana halkaasi ay ka waddaan howlgallo kala duwan.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________

 

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *