RW Kheyre oo magacaabay Wasiirka Howlaha Guud

Muqdisho | QOL |  22  August 2017 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow u magacaabay Saadaq C/llaahi Cabdi xilka Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska, kaasoo uu ka geeriyooday Cabaas Siraaji.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa lagu magacaabay xilkan oo ahaa mid banaan tan iyo bishii May markii la dilay Wasiir Cabaas Siraaji.

11 112

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *