Madaxweynaha Soomaaliya oo lafilayo in saacadaha soocoda dib ugu soonoqdo Muqdisho

Muqdisho | QOL |  22  August 2017 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay dalka Masar labadii maalmood ee la soo dhaafay.

Madaxweynaha iyo wafdiga la socday oo ayaa Lagu Wadaa In Saacadaha Soosocda ay Soo Gaaraan Magalad Muqdisho Farmaajo Ayaa Intii Uu Ku Sugnaa Masar Wax Uu Kulamo La Yeeshay Madaxda Dalka Masar Oo Uu Ugu Horeyey Madaxweynaha Dalka Masar C/Fitaax Siis Iyo Soomalida Dalkaasi Kunool Madxweynaha Soomaaliya Ayaa Safaro Dhowr ah Ku Bixiyey Wadamo ay qayb kayihiin Sacuudiga ,Kenya ,Berthing Iyo Wadamakale

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________

 

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *