Dikreeto ka soobaxaday xafiiska Madaxweynihii hore ee Hir-Shabelle oo laga hadalay

Muqdisho | QOL | August 25, 2017 – Xildhibaan Daahir Amiin Jeezoow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka Soomaaliy ayaa ka hadlay kala qeyntii uu Wareegtada ku soo saray Gobolka hiiraan Cali Cabdulahi Cosoble Madaxweynihii maamulka Hir-Shabeelle.

Xildhibaanka ayaa sheegay in qorshaha lagu doonayay in Gobolka Hiiran laba loogu qeybiyo uu ahaa mid dhowr mar la isku dayay islamrkna dowladdihii dlk soo maray ay ku fashilmeen.

Waxa uu sheegay in marnab aanan waxba ka jirin Magacaabista Gobolka Shabeellaha Sare ee uu Magacaabay Cali Cabdulahi Cosoble.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *