VIDEO: Taliyaha Ciidanka Magaalada Jawhar ayaa ka warbixiyay xaalada amni ee Magaalada Jawhar

Muqdisho | QOL | September 12, 2017 –Taliyaha ciidamada booliska magaalada jowhar ee xarunta dowlad goboledka hirshabelle Dhame Maxamed Siyaad Cali ( Canjeex ) ayaa ka warbixiyay amaanka guud ee magalada jowhar iyo sida ay ugu diyaar garoobeen xaqiijinta nabadgalyada iyo Xasiloonida magalada.

Taliyaha oo shir jaraid ku qabtay Xafiiska uu ku leeyahay Gudaha saldhiga ayaa shacabka ka dalbaday in ay ka qeyb qaataan xasilinta iyo amniga Musharaxiinta iyo Xildhibanada doorshada ka qeyb galeysa.

isagoo tibaaxay inay jiraan ciidamo gaar ah oo loo xil saaray sugida amniga goobaha doorashada.

dhame canjeex ayaa hoosta ka xariiqay in dhamaan ciidamada booliska jowhar ka howgala uu taliska heegan geliyay si aanu amaanka qal qal loo gelin Xiliga daarashooyinka lagu jiro.

.

.

Sources: Somalisan.net

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________

 

Author: Ali
. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *