GOOGLE oo soo saartay 9-kii su’aalood ee ugu badnaa lana weydiiyay sanadkan 2017

Muqdisho | QOL | September 14, 2017 – Wargeyska Daily Telegraph; ayaa baahiyay sagaalka 9-ka su’aalood ee ugu badnaa ee sanadkan 2017 la weydiiyay Barta baarista Internetka ee Google loo yaqaan.

Weydiimahan waxaa laga fiirinayay nuxurka jawaabta ay heleen iyo ujeedada ay ka lahaayeen dadkaas,waxaana sagaalkuba yihiin kuwa ugu badan ee lagu soo celi celiyay baaristooda.

  1. Sidee baad u gubi kartaa dufanka jirka?
  2. Sidee loo sameeyaa rootiga Faransiiska?
  3. Sidee aan warqad ugu qori karaa?
  4. Sidee loo sameeyaa Ukunta sida Canjeerada u duban (Pancake)?
  5. Sideen lacag ku ururin kartaa?
  6. Sidee  sawir gacmeedka u baran kartaa?
  7. Sidee  u dhunkan kartaa saaxiibaddaa ?
  8. Sidee aad Tie ga qoorta loogu  xirtaa.
  9. Sideed u dhimi kartaa miisaanka jirkaaga

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *