Akhriso:-Masuul Cusub Oo Loo Magacaabay Gobolka Bari

Muqdisho | QOL | September 15, 2017 – Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Diinta Maamulka Puntland  Saalax Abiib Jaamac ayaa Magacaabay Isuduwaha Wasaaradaas u qaabilsan gobolka Bari.

Wreegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa waxaa xilkaas loogu Magacaabay Cabduqaadir Cabdullaahi Shire Muumin (Cabduqaadir Dooraqoosh.

Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa u qorneyd.

1

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *