Sababata ka danbaysa in Snapchat-ka laga xiro Al-Jazeera

Muqdisho | QOL | September 18, 2017  – Mas’uuliyiinta Tv-ga Al-Jazeera ayaa sheegay in dowladda Sacuudiga ay xirtay Snapchat  Al-Jazeera in laga daawo dalkaasi, waxyaabaha ay soo dhigaan .

Barta ay bulshadu ku xiriirto ee Snapchat ayaa warbaahinta Aljazeera ka xayirtay in waxyaabaha ay soo dhigto Sacuudiga laga daawado.

Snapchat ayaa sheegtay in dawladda Sacuudigu ay ka dalbatay in ay adeegeeda dalka ka xannibto warbaahinta ay dawladda Qadar maalgaliso, sababtuna ay tahay in ay jabisay shuruucda dalka u yaalla.

Qadar ayuu muran kala dhexeeyaa Sacuudiga, Baxrayn, Masar iyo Isutagga Imaaraadka Carabta.

Laakiin Sacuudi Carabiya si gaar ah u sii neceb warbaahinta Aljazeera.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *