Sawiro:- Wararkii ugu danbeeyey ee qaadka Soomaaliland

Muqdisho | QOL | September 19, 2017  – Magaalada Buuhoodle ayaa Maalintii Labaad, waxaa ka degtay diyaarad qaad ka keentay dalka Kenya ka dib markii uu joogsaday Qaadkii ka imaan jiray dalka Itoobiya.

Mas’uul Sare oo ka tirsan maamulka Khaatuma ayaa sheegay in qaadkaasi la geyn doono Magaalooyinka dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya.

Khilaafka u dhaxeeya maamulada degaanada Oromada iyo Soomaalida ayaa xoogeystay, waxaana joogsaday qaadkii ka imaan jiray dhulka Itoobiya.

k1 k2

 

 

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *