Sawiro:- Kulan xasaasi ah oo ka dhacay Sacuudiga

Muqdisho | QOL | September 27, 2017 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis, waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal.

Madaxweynaha ayaa shalay gaaray dalka Sucuudiga, waxaana uu safarkiisu salka ku haaya ka dhabeyntii heshiisyadii ay horay u wada gaareen labadda Hoggaamiye.

m1 m2 m3

nnnnnn.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online  | Muqdisho 

______________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *