DEG-DEG:-Dagaal Xoogan Oo Iminka Ka Soconaya Gobalka Sh/Hoose

Afgooye  | QOL | 22  October 2017 –Wararka Caawa Ka Imaanaya Dagamada Afgooye Ay Sheegaya In Halkaasi Uu Iminka Ka Soconayo Dagaal Xoogan Oo U Dhaxeeya Ciidamada Dowlada Soomaaliya Iyo Al Shabaab Sida Dadka Deegaanka ay inoo Xaqiijiyeen

Wararka ayaa intaa Ku Siidaraya In Laga Maqlayo Xafadah Ay Ka  Koobantahay Dagmada Afgooyey Dhawaqa Madaafiicda Iyo Rasaasta ay iswiidaarasanayaan Ciidamada Dowlada Soomaaliya Iyo Al Shabaab

Dagaalkan Ayaanan ahayn Kii Ugu Horeeyey Oo Xili Ceenkaan Oo Kale  Ka Dhaco Dagamada Afgooye Ee Gobalka SH/Hoose

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Afgooye 

____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *