Wasiir ka tirsan Xukumadda Somaliland oo Iscasilay

Muqdisho   | QOL | November 06, 2017 —ka ka imaanaya Magaalada Hargeysa Ee caasimadda Maamulka Somaliland ayaa sheegaya inuu Maanta Iscasilay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Obsiiye oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye.

Wasiirka Shaqada Somaliland oo ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaan illaa hadda Shaacin Sababta uu Xilkaasi iskaga Casilay,iyo sidoo kale Xisbi kale oo uu ku biiray intaba.

Somaliland ayaa 13-ka Bishaan looga dareeri doonaa Doorashada Madaxweynaha Somaliland oo hadda mareysa Heer gaba gabo ah,waxaana ku Tartami doona Saddex Xisbi oo kala ah Kulmiye,Wadani iyo Xisbiga Ucid.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *