AKHRISO:–Qodobadii Laga Soosaaray Shirkii Kismaayo

Muqdisho | QOL | November 19, 2017–War Murtiyeed ayaa laga soo saaray shirweynihii ayaa looga hadlayay u diyaar garowga tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee dowlad gobolleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir kasoo lagu qaban doono magaalda kismaayo..

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka socday maamulada iyo dowladda dhexe.

Shirkaan ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.

ui

uo

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *