Akhriso:– Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha adduunka 2018 Ee Ka Dhici Doona Dalka Ruushka

Muqdisho |  QOL  | December 01, 2017–Xaflada isku aadka tartanka ciyaaraha adduunka 2018 ayaa goordhow lagu dhowaaqay iyadoo xulalka Portuqiiska iyo Spain ay isku guruub noqdeen halka xulalka Argentina iyo Nigeria ay ku jiraan guruub D.

Halkan ka aqriso sida ay isugu  soo beegmeen xulalka dalalka ka qeybgalaya tartanka ciyaaraha adduuka  2018

Group A: Russia, Saudi Arabia, Egypt, Uruguay

Group B: Portugal, Spain, Morocco, Iran

Group C: France, Australia, Peru, Denmark

Group D: Argentina, Iceland, Croatia, Nigeria

Group E: Brazil, Switzerland, Costa Rica, Serbia

Group F: Germany, Mexico, Sweden, South Korea

Group G: Belgium, Panama, Tunisia, England

Group H: Poland, Senegal, Colombia, Japan

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *