Wafdi Hordhac u ah Farmaajo Oo Gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho | QOL | January 14, 2018 –Waxaa Goor dhow Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug wafdi Isugu jiro Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.

Xildhibaanada gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka mid ah Senator Jawaahir Axmed, Ahmed Macalin Fiqi,  Abdixakiin Macalin.

Waxaa sidoo kale Wafdiga Dhuusamareeb ka tagay ka mid ah Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdullaahi Wehliye.

 Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka Magaalada Dhuusamareeb.
m1 m2

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *