Faalo:-Soo La isma Oronkaro Socdaalka Maxadaxweynaha Waa Safar La Mahdiyey !!!!

Muqdisho | QOL | 16 January, 2018 –Shacabka Soomaaliyeed Oo Ay Daashadeen Dagaalo Sokeeyey Dowlad La’aan Iyo Cadaalad Daro  Taasi Oo Sababtay In Dadka Qaarkood Ka Aamin Baxaan Madaxda Dalka. Shacabkaasi Ayaa La Is Orankaraa Waxaa Dib Usoo Laabatay Rajadoodii Dowalad Nimo

bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbb ggggggggggg

8 Fabaraayo 2017 Waa Kolkii La Dooratay Madaxaweynaha Jammhuuriyada Fadaraalka Soomaaaliya Maxamad Cabdilaahi Farmaajo Oo Shacabka Muqdisho Iyo Kuwa  Maamulgobaleedyada Dalka ayaa Si iskuwadamidah  Ugu  Dabaal Dagay Doorashada Madaxweynaha

uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu

Silamidah 07 Jan 2018 Ayaa Wax Uu Bilaabay Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Safar Uu Ugu Magacdaray Safarkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Kaasi Oo Uu Ku Tagay Gobalada Nugaal,Bari,Mudug Iyo Galgaduud Waxaana Shacab Qiiraysan Ay Siweyn Ugu Soo Dhaweynayeen Hadba Deegaankii Uu Gaaro Madaxweynaha Iyadoo ay Sheegayeen Shacabka In ay San Arag Hoogamiye Lamidah Farmaajo Oo Ka Afkaar Dhagaysta.

md-farmaajo-qardho-4

ganacsiga-boosaaso-2

Xeeldheerayaasha Kafaalooda Siyaasada Soomaaliya Ayaa aminsan In Safarkani Laga Dhaxli Karo Faa’iido Weyn Kuna Sifeeyey Guul u soo Hoyetay Umada Soomaaliyeed .

Hadaba Aan Gunteeda Dago Su’aasha aan Ugool Goolanyo Soo La isma Oronkaro Socdaalka Maxadaxweynaha Waa Safar La Mahdiyey !!!!

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Cadaado 

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *