Madaxweyne Waare oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho | QOL | 16 January, 2018 –Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxa Xukuumadda Galmudug  Sheekh Shaakir.

Madaxweynayaasha kale ee dowlad goboleedyadda ayaa sidoo kale kusoo wajahan Magaalada Dhuusamareeb.

Waxa ay ka qeyb galayaan dhameystirka Heshiiska maamulada Galmudug iyo Ahulusunna.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Cadaado 

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *