Qarax Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho | QOL | 16 January, 2018 –Qarax ayaa goordhow waxaa laga maqlay inta badan jugtiisa degmooyinka Gobolkan Banaadir.

Qaraxaan ayaa Goobjoogayaal waxa ay sheegeen in uu ka dhacay Saldhigga degmada Warta-Nabada,isla markaana qaraxa kadib ay maqleen Rasaas halkaasi ka dhaceysa.

Weli Macada nooca uu qaraxa ahaa balse ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay.

 

 

Goordhow kala socda Faah faahinta

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Cadaado 

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *