Madaxweynaha Galmudug Oo Mamnuucay Iibinta Dhul Ku yaala Magaalada Hobyo Ee Galmudug.

Hobyo  | QOL | 17 February, 2018 —Wareegto maanta laga soo saaray madaxtooyada Galmudug ayaa lagu mamnuucay iibinta iyo bixinta ama hadiyeenta dhulka ku yaala magaalada Hobyo ee gobalka Mudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in aan cidna iibsan karin dhulka aan sharciga lahayn ee ku yaala magaalada Hobyo ee gobalka Mudug, waxa uuna u digay ganacsatada Soomaaliyeed, sidoo kale waxa uu fariin u diray maamulka Hobyo ee Galmudug.

1111

 

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Hobyo 

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *