Wasiirka Maaliyadda Oo Shir Uga Qeyb Galaya Dalka Ivory Coast

Muqdisho | QOL | March 04, 2018  –Wasiirka Maaliyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle iyo Wafdi ballaaran uu hogaaminayo, ayaa u duulay Dalka Ivory Coast.

Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Abidjan ee Dalkaasi, waxaana halkaasi uu uga qeyb galli doonaa shir looga hadlayo arimaha Maaliyadda.

Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in Shirka ka dhacay Dalkaasi lagu soo hadal qaadi doono horumarada dhanka maaliyada ay sameysay Xukuumadda Soomaaliya.

ccccccccccccc

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *