Ganacsatada G/Banaadir Oo Warqad Dacwo Ah U Gudbiyay Guddoonka Labada Aqal

Muqdisho | QOL | March 11, 2018–Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa Maanta Warqad dacwo ah waxa ay u gudbiyeen guddoonka labada Aqal ee Baarlaamnka federaalka ah ee Soomaliya.

Ganacsatada ayaa waxa ay ka cabanayaan Wasaaradda Maaliyadda oo ay sheegeen in ay Canshuurta ku kordhisay taasina ay u baahan yihiin in dib u eegis lagu samaayo.

Waxa ay ka dalbadeen Guddoonka labada Aqal ee Baarlaamnka soomaaliya in ay cabashadooda wax ka qabtaan.

jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj rrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *