Sawiro:- Axmad Madoobe Oo Bogaadiyey Dhalinyarada Kunool Magalada Kismaayo

Muqdisho | QOL | March 14, 2018 —-Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dhalinta Ubaxa Nabada Jubbaland kala qayb qaatay qurxinta iyo Calaamadaynta wadooyinka Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha ayaa dhalinyradan is xilqaamay ku booriyay dadaal kooda qaybta ka ah dib u dhiska wadanka iyo soo celinta bilicda Magaalada isagoo sheegay in ay qayb muhiim ah ka tahay isku tashiga dadweynaha.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in maamulka Jubbaland uu si weyn uga qeyb qaadan doono sidii Magaalada Kismaayo loo horumarin lahaa.

10 11 12

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *