TACSI tiiraanyo leh – Marxuumad Xaliimo Bariise Camey!

INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAJICUUN

Muqdisho | QOL | March 15, 2018 – Waxaan halkaan TACSI ugu direynaa walaalkeen Dr. Aweys Maxamud Cali ‘Aweys Blue’, dhamaan reer Maxamud Cali Dilib iyo reer Bariise Camey geeridii ku timid ALLHA u naxariistee Marxuumad Xalimo Bariise Camey oo saakay ku geeriyootay degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho waxaa ILAAH uga baryaynaa in Janatul Fardowso kawaraabiyo – Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii ay ka geeriyootayna Samir iyo Imaan kasiiyo – aaaaaaaaaaaaamin!

.
.
.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________
Author: Ali
. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *