Gudoomiye Muuddeey Oo Shaqo joojin Ku sameeyay xoghayaha G.shacabka

Muqdisho | QOL | 02 April 2018 — Warqad uu ku saxiixanyahay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha shacabka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqo joojin ku meel gaar ah lagu sameeyay Xoghayaha guud ee Golaha shacabka.

C/Kariin Buux,ayaa lagu eedeeyay in awooddiisa shaqo uu faraha kula galay siyaasadda ka jirta dalka,waxaana inta uu shaqada ka maqanyahay sii wadaya ku xigeenkiisa.

02 03

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *