Madaxweyne Gaas oo guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Sool

Muqdisho | QOL | June 11, 2018 – Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas uu guddoomiye cusub u Magacaabay gobolka Sool oo qeybo ka mid ah ay ku dagaalamayaan Soomaaliland iyo Puntland.

Wareegtada oo Maanta soo baxday ayaa waxaa guddoomiyaha Gobolka Sool loogu magacaabay Abuukar Cabdi Geelle

Gobolka Sool deegaano ka mid ah ayaa weli waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa Puntland iyo soomaaliland,iyada oo sidoo kale ay ku wada dagaalameen.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntlnad.

wareegto-gaas

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

Author: Ali
. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *