Xoghayaha Joogtada Ee Wasaaradda Ganacsiga Oo La Magacaabay

Muqdisho | QOL | September 24, 2018 –Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxaa lagu Magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha.

Wareegtada ayaa waxaa xilkaas loogu Magacaabay Cabdicasiis Ibraahim Aadan inuu si KMG ah u haayo,waxaana xilkaas ka geeriyooday Abuukar Daahiye oo horay u haayay.

Akhriso Wareegtada Magacaabista Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Ganacsiga.

m

 

 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

———————————————————————-

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *